Dowlada federaalka oo shaacisay xiliga rasmiga ah ee la furayo duulimaadyada Gudaha

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Hey’adaha ka howlgalo Garoonka Aadan Cabdulle ayaa lagu shaaciyay in Todobaadka soo socda bilowgiisa la furi doono Duulimaadyada gudaha. Shirkaan oo uu shir gudoominayay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Salaad Oomaar ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Mudane dhaqanka iyo Dalxiiska Aadan isaaq, Agaasimaha wasaaradda warfaafinta … Continue reading Dowlada federaalka oo shaacisay xiliga rasmiga ah ee la furayo duulimaadyada Gudaha